Site icon Qaamuus

jawaabta

xisaabo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-btay, -batay)

Wax tirsasho. ld xisaabso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xisaabo

deji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax meel kore ka qaadid oo hoos keenid. 2. Badda dhexdeeda ku qarqin (doon iwm). 3. Qof kacsan xasilin. 4. Nafley meel degaan uga dhigid. 5. Sharci, xeer, iwm samayn. 6. Soo d.: badeeco dal soo gelin; soo waaridid. 7. Xisaabo wadartooda isugey

jannaayo [m.dh]
Bilaha qorraxda lagu xisaabo ee sanadka midda ugu horraysa.

qiyaame [m.l]
1. Maalinta wixii dhintay oo dhan la soo nooleeyo oo wanaagga iyo xumaha qof walba sameeyey la xisaabo. 2. Dhib; shiddo; hoog.

safar [m.dh]
Bilaha dayaxa lagu xisaabo too-da labaad.

xisaabasho [m.f.dh]
eeg xisaabo. ld xisaabsasho.

xisaabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld xisaabo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version