Site icon Qaamuus

jawaabta

xodxodo
(m.dh)

Qof dumar ah oo la jecel yahay ama guur laga doonayo, hadal soo jiida oo saamays weyn leh, oo lagula hadlo; shukaansi; kood.

xodxodo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-otay, -odatay)

Haweeney guur ku haasaawin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xodxodo

xodxodasho [m.f.dh]
eeg xodxodo².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version