Site icon Qaamuus

jawaabta

xoghaye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

1. Qof hawshiisu tahay in uu cid kale u hayo ama u agaasimo xafiis ay ka fulaan qoraallo raad-reeb leh. 2. Wasiir.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoghaye

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version