xogogaal
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)X. ah: qof si wanaagsan ula socda xog jirta ama sida wax dhacay u dhaceen.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xogogaal ↴
warroon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
U w.: qof, qof kale arrin uga xogogaalsan ahaansho.
xogogaalnimo [m.dh]
Xogogaal ahaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg