Site icon Qaamuus

jawaabta

xolxol
(m.l)

Meel daloosha oo laba baal ama laba lakab dhexdooda ah. ld xexeb, xoxob.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xolxol

xexeb [m.l] (-byo, m.dh)
Laallaabka ay leedahay heeryo awr saaran oo wax la gashado. ld xolxol, xoxob.

xoxob [m.l]
ld xexeb, xolxol.

xulxul [m.l]
ld xolxol.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version