xoodin
(m.f.dh)eeg xoodi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoodin ↴
xood [m.l] (-dyo, m.l)
1. Ul yar; dhenged. 2. Xoodamis; salaax.
xood [m.dh]
1. Xoodamis; salaax. 2. Hab ceelasha qaarkood loo shubo.
xood [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Xarig iwm oo dabacsan togid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg