Site icon Qaamuus

jawaabta

xoodnaan
(m.f.dh)

eeg xoodan². ld xoodnaan-sho, xoodsanaan, xoodsanaansho.

xoodnaan
(m.dh)

1. Dhakhsaha isbeddelka ee jihada xood halka bar gaar ahaneed ee xoodkaasi. 2. Rogaalka gacanka goobada, taas oo, si aad ah ugu ekaaneyso xood halka bar la isa siiyey.

xoodnaan
(m.dh)

(xis.) Summad k. Dhaqsaha isbeddelka ee tiirada taabtaha ee xood, marka loo eego fogaanta ku dhereran xoodka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoodnaan

cabbir-dhuleed [m.l]
(juqr.) Sayniska cabbiraadda qaabka iyo xajmiga dhulka oo ay ku jiraan miisaankiisa, cufnaantiisa iwm, iyo isla markaas sahaminta qaybaha waaweyn ee dhulka dushiisa ah si loo garawsado xoodnaanta dhulka.

gacan xoodnaan [m.dh] (-cmo ..., m.l)
Gacanka goobada ee xoodan halka bar ee xodka.

xoodnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xoodnaan¹.

xoodsanaan [m.dh]
ld xoodnaan.

xoodsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xoodnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version