Site icon Qaamuus

jawaabta

xoodo
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-ooday, -oodatay)

1. (f.g) Xarig iwm oo dabacsan togid. 2. (f.g) Ceel si xood ah u shubid. 3. (f.mg) U x.: salaax ku raaxaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoodo

laandeyr [m.dh]
Laan xoog leh oo xarig lagu xiro, oo inta la soo xoodo ugaarta lagu dabo.

xoodasho [m.f.dh]
eeg xoodo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version