Site icon Qaamuus

jawaabta

xoogid
(m.f.dh)

eeg xoog³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoogid

kufso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof dumar ah oo aan meher kuu ahayn iyadoo aan raalli ka ahayn xoogid.

xoog [m.l]
1. Kartida muruqyadu u yeeshaan culays qaadidda. 2. (-gag, m.l) Ciidan. 3. (-gag, m.l) Kubka intiisa hore u jeedda. 4. (fiis.) Riixidda ama jiididda ku dhacda wax.

xoog [m.l] (-gag, m.l)
(fiis.) Summad F. Fal kasta oo beddela ama isku daya inuu beddelo xaaladda negaashaha walax ama ku jirta socod madoorsoome ah. Xoogga, F, ee ku abbaaran walax cufkeedu (m), dhalinayana karaar ah, (a), waxa lagu helaa F = ma Halbeegga cufku waa Niyuutan (N).

xoog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax khasab ku qaadasho. 2. Haweeney kufsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version