Site icon Qaamuus

jawaabta

xoogow
(m.l)

ld xoogoobid.

xoogow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Xoog yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoogow

xoogoobid [m.f.dh]
eeg xoogow². ld xoogow¹.

xoog [m.l]
1. Kartida muruqyadu u yeeshaan culays qaadidda. 2. (-gag, m.l) Ciidan. 3. (-gag, m.l) Kubka intiisa hore u jeedda. 4. (fiis.) Riixidda ama jiididda ku dhacda wax.

xoog [m.l] (-gag, m.l)
(fiis.) Summad F. Fal kasta oo beddela ama isku daya inuu beddelo xaaladda negaashaha walax ama ku jirta socod madoorsoome ah. Xoogga, F, ee ku abbaaran walax cufkeedu (m), dhalinayana karaar ah, (a), waxa lagu helaa F = ma Halbeegga cufku waa Niyuutan (N).

xoog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax khasab ku qaadasho. 2. Haweeney kufsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version