Site icon Qaamuus

jawaabta

xortol
(m.l)

ld xortolid.

xortol
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-olay, -oshay)

Laba maro iwm xortooda isku tolid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xortol

xortolan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la xortolay ahaansho.

xortolasho [m.f.dh]
eeg xortolo.

xortolid [m.f.dh]
eeg xortol². ld xortol¹.

xortolnaan [m.f.dh]
eeg xortolan. ld xortol-naansho.

xortolnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xortolnaan.

xortolo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-oshay, -olatay)
Dhar, haan iwm dhexda ka tolasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version