Site icon Qaamuus

jawaabta

xoryeel
(m.l) (-llo, m.dh)

Nin addoon ahaa oo la xoreeyey.

xoryeel
(m.dh)

Haweeney addoon ahayd oo la xoreeyey.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoryeel

nin la xoreeye [m.l]
(niman ..., m.l) (taar.) Waqtiyadii hore addoonka marka la xoreeyo, beertiisa wuu falan jirey xorna wuu ahaa; xoryeel.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version