yaab
(m.l)Amakaag; irkig; abyan; fajac. abyan, amakaag, fajac, irkig
yaab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)1. Ku yaab/ka yaab: dhacdo qof sameeyey la fajicid. 2. U yaab: wax dhibaato uga baqid (cid). 3. Ka yaab: dhibaato ka baqid (cid). 4. Isla yaab: cid fal ay samaysay ka qoomamayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaab ↴
yaabban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld yaabsan. yaabsan
yaabbanaan [m.dh]
ld yaabsanaan. yaabsanaan
yaabbanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld yaabsanaan. yaabsanaan
yaabi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka yaabi: cid yaab ku abuurid.
yaabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaab². ld yaabis². yaab, yaabis
yaabin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaabi. ld yaabis(1). yaabi, yaabis
yaabis [m.l]
1. Yaabis ah: aan iidaan (ama goosaar)
lahayn (cunto iwm); engegan. 2. ld yaabin. engegan, yaabin
yaabis [m.dh]
ld yaabid. yaabid
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg