yalaalugoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)Qof yalaalugo dareemid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yalaalugoo ↴
yalaalugood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg yalaalugoo.
yalaalug [m.l]
Lallabo. ld yalaalugo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg