Site icon Qaamuus

jawaabta

baabbul
(m.dh) (-lo, m.l)

1. Dhogor cufan, dheer oo ka baxda qaarka hore ee libaaxa; shaash. 2. Timo jilicsan, dheer oo uu raggu la haro. shaash

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baabbul

yoofil [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Timo aan la firin ee si xun ku dheeraada; yoos; baabbul; hoolif.

yoos [m.l]
Timo iska baxa oo aan la ilaalin; yoofil; baabbul.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version