baadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg baad². baad
baadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg baad². baad
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baadid ↴
baadibixiye [m.l]
Qof baadida uu arko dhaqaaleeya oo dadkii lahaa ku sima.
baadibooliye [m.l]
Qof baadida xalaaleysta.
baadiddoon [m.l]
1. B. ah: cid baadi luntay raadinaysa. 2. ld baadiddoonid. baadiddoonid
baadiddoon [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
1. Raadin wax lumay la raadiyo. 2. Baadi raadin. ld baadiggoob². baadiggoob
baadiddoonid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
baadiddoonid m.f.dh eeg baadiddoon². ld baadiddoon¹ (2), baadiddoonis, baadiggoob¹, baad baadiddoon, baadiddoonis, baadiggoob, baad
baadiddoonis [m.dh]
ld baadiddoonid. baadiddoonid
baadiggoob [m.l]
ld baadiddoonid. baadiddoonid
baadiggoob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
ld baadiddoon². baadiddoon
baad [m.dh]
1. Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho. 2. Hadiyad la siiyo qof madax ah.
baad [m.l]
1. Caws, caleen, xaab iwm oo ay xooluhu daaqaan; daaq. 2. (-dad, m.l) Mid ka mid ah labada garab ee haadda ama dayuurad; baal.
baad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Qof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.
baad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Hooy ka dhixid (qof ama xoolo).