baaho
(m.dh)Iskaashi iyo wax wadaqabsi dad gaar ah ka dhaxeeya.
baaho
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-hday, -hatay)1. Baahi dareemid (nafley). 2. U b.: wax la'aantiis u mucurteysnaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaho ↴
baahasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baaho². baaho
qaac [m.l]
Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic¹, qiiq¹ (2), qiiqaab¹.
baa [qr.dd (nax.)]
Qurub tilmaama halka weerta
ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u
diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma
Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld
aa¹, ayaa, yaa³.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg