Site icon Qaamuus

jawaabta

baalashid
(m.f.dh)

eeg baalash². ld baalasheyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baalashid

baalasheyn [m.dh]
ld baalashid.

baalash [m.l]
1. Rinji midabbo badan leh oo gasacado yaryar ku jira oo kabaha la mariyo, luujito. 2. Burush.

baalash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Kabo luujito marin. ld baalashee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version