baaqe
(m.l) (-qayaal, m.l/dh)1. Nooc kalluunka ka mid ah oo aad u yaryar; cayddi. 2. Qof (ama wax) wax baaqaya.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaqe ↴
dubaaqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
Cid dubaaqo gaarsiin.
sardiin [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Huduf; baaqe. sare s. Meel korreysa ku sugan; sarreeya.
baa [qr.dd (nax.)]
Qurub tilmaama halka weerta
ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u
diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma
Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld
aa¹, ayaa, yaa³.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg