baaqso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)1. Roob, fasal, rimay iwm waqti la filayay in ay dhacaan suurtaggal noqon waayid. 2. Ka b.: wax la samayn lahaa ama meel la aadi lahaa ka talabixid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaqso ↴
baaqsasho [m.f.dh]
eeg baaqso. ld baaqsad, baaqsi.
baaq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. Cod dheer oo ay isugu yeeraan dad badan oo raabe-raabe u socda si aanay u kala lumin. 2. Cod ama calaamad gaar ah oo ciidan isugu afgarto. 3. Hadal ama dhaqdhaqaaq maldahan oo cid wax lagu fahamsiyo. 4. ld baaqid.
baaq [m.l] (-qyo, m.dh)
(taar.) War cad oo rasmi ah.
baaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Baaq samayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg