buurbuur
(m.l)1. Barar; higaag. 2. (u) Wax farabadan; tubaalo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buurbuur ↴
xamakow [m.l]
Geed aan dhulka ka kicin oo leh laamo buurbuuran oo wada hilib iyo biyo ah oo dusha kurtummo yaryar oo badan ku leh.
gowracato [m.dh]
1. Cudur faraha lugaha ku dhaca oo nabarro u yeela. 2. Fin hunguriga ka soo baxo oo badanaa loo dhinto. 3. Geed yar oo leh laamo buurbuuran oo aroorro leh.
kabud [m.l]
Cudur oogada u yeela nabarro badan oo buurbuuran oo baruur adag ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg