caajisi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qof cajis ka dhigid. ld cajisi. cajisi
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caajisi ↴
caajisid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caajis². ld cajisid. caajis, cajisid
caajisin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caajisi. ld cajisin. caajisi, cajisin
cajisi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld caajisi.
cajisid [m.dh]
ld caajisid.
cajisin [m.dh]
ld caajisin.
caaji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof in uu wax ka caago gayeysiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg