caalid
(m.f.dh)eeg caal³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caalid ↴
tacaalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tacaal². ld tacaal¹.
sadcaalid [m.dh]
ld socdaalid.
sodcaalid [m.f.dh]
ld socdaalid.
caal [m.l]
Cudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan caloosha kaga dhashay.
caal [m.dh] (-lyo, m.l)
Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.
caal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Lo' ama ido cudur caloosha ka barariya ku dhicid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg