caanaddiid
(m.l)1. C. ah: waqtiga barwaa- qada qofka caanaha dhami kari waayay, markay ku keliyaysteen. 2. ld caanadiidid.
caanaddiid
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Waqti barwaaqo ah, caano dhami waayid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caanaddiid ↴
caanaddiidid [m.f.dh]
eeg caanaddiid². ld caanadiid¹ (1).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg