caanaddiiqid
(m.f.dh)eeg caanaddiiq². ld caanaddiiqis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caanaddiiqid ↴
caanaddiiqis [m.dh]
ld caanaddiiqid.
caanateelid [m.dh]
eeg caanateel². ld caanaddiiqid, caanateel¹ (3), caanateelis.
caanaddiiq [m.l]
Dad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanateelley, caanooley (1).
caanaddiiq [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-qay, -qday)
Dad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg