da'yar
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)Dhallinyaro. ld da'yaro.
da'yar
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-raa, -rayd)Wax muddo yar jiray ahaansho (nafley).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh da'yar ↴
yar [m.dh] (-ryar, m.l)
Gabar da'yar.
baramboorri [m.dh]
Neef geel ama lo'ah da'yar, oo buuran.
da'yar [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dhallinyaro. ld da'yaro.
da'yar [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-raa, -rayd)
Wax muddo yar jiray ahaansho (nafley).
da'yaraan [m.f.dh]
eeg da'yar². ld da'yaraansho, da'yari, da'yaro.
da'yaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld da'yaraan.
da'yari [m.dh]
ld da'yaraan.
da'yaro [m.dh]
ld da'yar¹; da'yaraan.
dhuusaquraar [m.l]
Qof da'yar, fudud oo faduul badan.
googgaale [m.l]
Halxiraale da'yartu isku maaweeliso, oo ay isku xujeeyaan sheegidda macnaha sarbeebta ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg