Site icon Qaamuus

jawaabta

daado
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-aatay, -aadatay)

1. Wax meel ku jiray qubasho. 2. Qosol la d.: ilaa laga ilmeeyay qoslid (dad badan).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daado

daadasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daado. ld daadad. daado, daadad

nabdaado [m.dh]
Salaan; bariido.

nabdaado [m.dh]
Si cabsi ku jirto uga kicidda hurdada.

halladaado [m.dh]
Isku ladidda wax qabashadooda la isku lado; baylax, dacdarro.

sadaado [m.dh]
Jiiraggo'; daal.

sadaadoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Cid sadado dareemid.

shiidaado [m.dh] (-ooyin, m.l)
Kulan la isugu yimaad xus, aroos iwm.

daa [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (dayay, deysay; deyn)
1. Wax xannibnaa faraha ka qaadid. 2. Hawl la hayay faraha ka qaadid. 3. Wax la caadaystay joojin. Tus. “Waxaa fiican inaad sigaarka dayso”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version