faahfaahsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la faahfaahiyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faahfaahsan ↴
faahfaahsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faahfaahsan. ld faahfaahsanaansho. faahfaahsanaansho, faahfaahsan
faahfaahsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld faahfaahsanaan. faahfaahsanaan
dholol [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-olay, -oshay)
Ku dh.: arrin horay si faahfaahsan looga hadlay ku celcelin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg