fadhibaro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)Ilmo yar gaarid waqti uu fadhiisto isagoon cidi hayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fadhibaro ↴
fadhibarasho [m.f.dh]
eeg fadhibaro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg