fuunto
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)Ukun waqtigii la isticmaali lahaa dhaaftay oo aan waxtar lahayn. ld fuundo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuunto ↴
fuundo [m.dh]
ld fuunto.
fuundoobid [m.dh]
ld fuuntoobid.
fuundow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -oowday)
ld fuuntow.
fuuntoobid [m.f.dh]
eeg fuuntow. ld fuundoobid.
fuuntow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Ukun fuunto noqosho. ld fuundow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg