Site icon Qaamuus

jawaabta

gaaggixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Neef godlan wax uu gansado oo caanuhu uga iman waayaan ku samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaaggixi

gaaggax [m.l]
1. Marka neef godlani wax gansado (qoonsado) oo caanuhu ku cararaan; godolnaqsi. 2. ld gaaggixid. gaaggixid

gaaggixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaaggax². ld gaagax¹, gaaggax¹, gaagixid. gaagax, gaaggax, gaagixid

gaaggixin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaaggixi. ld gaaggixis, gaagixin, gaagixis. gaaggixi, gaaggixis, gaagixin, gaagixis

gaaggixis [m.l]
ld gaaggixin. gaaggixin

gaagixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld gaaggixi. gaaggixi

gaagixid [m.dh]
ld gaaggixid. gaaggixid

gaagixin [m.dh]
ld gaaggixin. gaaggixin

gaagixis [m.l]
ld gaaggixin. gaaggixin

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version