gaajood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)eeg gaajoo. gaajoo
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaajood ↴
qaajood [m.l]
ld gaajood.
galaayuus [m.l]
1. Qaylo, dhaadasho. 2. Olol iyo juuc badan oo ay nirguhu sameeyaan markay gaajoodaan.
galaayuus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
1. Qaylid, dhaadasho. 2. Nirgo gaajooday olol iyo juuc badan samayn.
gaajo [m.dh]
Dareen jirku dareemo marka cuntadu ka raagto. ld qaajo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg