gaardisii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)Cid gaardi ku socodsiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaardisii ↴
gaardisiin [m.f.dh]
eeg gaardisii.
gaardis [m.l]
ld gaardiyid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg