gaarhaye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)Qof loo xilsaaray inuu ilaaliyo guri, xafiis iwm.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaarhaye ↴
korjooge [m.l] (-gayaal, m.l/dh)
Cid dusha ka ilaalin; gaarhaye.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg