gaaroodi
(m.l)Dhul didib ah, bannaan oo ay ka baxaan dhir dhaadheer oo teelteel ah iyo dixin.
gaaroodi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Xubin bararan wax kulul ku kubbayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaaroodi ↴
gaaroodin [m.f.dh]
eeg gaaroodi².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg