gaashaambuurayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)Cid gaashaambuur la noqosho. ld gaashaam- buurso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaashaambuurayso ↴
gaashaambuuraysasho [m.f.dh]
eeg gaashaambuurayso. ld gaashaambuuray-sad, gaashaambuuraysi, gaashaam- buursasho.
gaashaambuurso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld gaashaambuurayso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg