guumeysow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Gummeys noqosho (haweenay).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guumeysow ↴
guumeysoobid [m.f.dh]
eeg guumeysow.
guumeys [m.l]
Nin da'weyn oo aan weli guursan.
guumeys [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Shimbir ka mid ah shimbiraha habeenkii ugaarsada oo leh madax ballaaran iyo indho waaweyn oo baalal adagi ku xariiranyihiin.
guumeys [m.dh]
Gabar inannimo ku weynaatay oo aan la guursan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg