guunto
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)G. ah: neef dheddig oo wax rimiya waayey.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guunto ↴
guuntoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Neef dheddig, lab orgeeya waayid. ld guuntow.
guuntoobid [m.dh]
ld guuntood.
guuntood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg guuntoo. ld guuntoobid.
guuntow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld guuntoo.
guun [m.l/dh.kh]
Qof fil weyn oo aan da'du ka muuqan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg