haabo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-btay, -batay)Wax in yar durugsan gacan ku laacid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haabo ↴
haabasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haabo. ld haabad. haabad, haabo
dhaabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Wax meel ku mudasho.
indhadhaabo [m.dh]
Dhibco yaryar oo dufan ah oo dul sabeeya fuudka, caanaha, iwm.
sannahaabo [m.dh]
ld sannaabo.
haa [qr.]
ld haah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg