haaraamid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg haaraan². ld haa-raan¹. haaraan, haa-raan
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haaraamid ↴
haaraan [m.l]
1. Eedeynta cid wax ayna qabin oo ay ka gubanayso lagu eedeeyo. 2. Ceebayn cid loo jeediyo. ld haaraamid. haaraamid
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg