Site icon Qaamuus

jawaabta

hadaaq
(m.l)

1. Hadal aan la garanayn oo carruurta aan hadalbaran ku dhawaaqdo marka ay ciyaarayaan. 2. Hadal aan micno lahayn. 3. ld hadaaqid.

hadaaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

1. Carruur hadal barad ah hadal aan la garanayn ku dhawaaqid. 2. Hadal aan micno lahayn dhihid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadaaq

hadaaqid [m.f.dh]
eeg hadaaq². ld hadaaq¹ (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version