huy
(m.l)Nooc ciyaaraha biyaha korkooda lagu ciyaaro ka mid ah oo lugaha la isla dhaco; shaambo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huy ↴
dhuyac [m.l]
(bot.) Jaad geedaha ka mid ah aan qodax lahayn, caleemo yaryar oo laamo-laamo u baxa. ld dhuyuc.
dhuyuc [m.l]
ld dhuyac.
hayaamiso [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Xasharad xareedeeyaha u eg, duusha, oo la aaminsanyahay in ay cudur siddo. 2. ld hayoomiso, huyuumiso. Cudur hindhiso iyo illin badan leh oo laga qaado hayaamisada iwm; hinjibiso.
hunyuc [m.l]
ld huyuc¹.
hunyuc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld huyuc².
hunyucsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld huyucsan.
hunyucsanaan [m.dh]
ld huyucsanaan.
hunyucsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld huyucsanaan.
huyuc [m.l]
Isbeddelidda wax huuray urkoodu isbeddelo. ld hunyuc¹.
h [m.dh]
(ha') Xarafka siddeedaad ee farta
soomaaliga, ahna shibbane.