iidaaman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-mnaa, -mnayd)Wax iidaan loo yeelay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iidaaman ↴
iidaamnaan [m.f.dh]
eeg iidaaman. ld iidaamnaansho, idaannaan, idaannaan-sho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg