jactadin
(m.f.dh)eeg jactadi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jactadin ↴
jactad [m.l]
1. Muuqaalka uu yeesho dhar iwm oo aan si fiicanu kala fidsanayn; canbus, canyayuub. 2. Garaawshiinyo ama oggolaansho la'aan; muran foolxun.
jactad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Dhar iwm si xun u laallaabmid. 2. Hadal jactad ah ku hadlid; asaraarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg