junub
(m.l)ld jinaabo.
junub
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ubay, -ubtay)ld jinaab².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh junub ↴
jinaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Qof hurdaya shahwo sii dayn. ld junow², junub², junuub², junuun².
jinaabid [m.f.dh]
eeg jinaab. ld junoobid, junubid, junuubid, junuunid.
jinaabo [m.dh]
Qubays ku waajiba qof shahwo ka timid. ld janaabo, junow¹, junub¹, junuub¹.
junubid [m.dh]
ld jinaabid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg