junuub
(m.l)1. ld jinaabo. Shahwada ka timaad qof hurda. 2. Afarta joho ee waaweyn mid ka mid ah oo u dhexeysa bari iyo galbeed, kana soo horjeeda woqooyi; koofur.
junuub
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)ld jinaab.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh junuub ↴
jinaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Qof hurdaya shahwo sii dayn. ld junow², junub², junuub², junuun².
jinaabid [m.f.dh]
eeg jinaab. ld junoobid, junubid, junuubid, junuunid.
jinaabo [m.dh]
Qubays ku waajiba qof shahwo ka timid. ld janaabo, junow¹, junub¹, junuub¹.
junuubid [m.dh]
ld jinaabid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg