junuubid
(m.dh)ld jinaabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh junuubid ↴
jinaabid [m.f.dh]
eeg jinaab. ld junoobid, junubid, junuubid, junuunid.
junuub [m.l]
1. ld jinaabo. Shahwada ka timaad qof hurda. 2. Afarta joho ee waaweyn mid ka mid ah oo u dhexeysa bari iyo galbeed, kana soo horjeeda woqooyi; koofur.
junuub [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
ld jinaab.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg