juqraafiga dadka
(m.l)(juqr.) Barashada juquraafiga dabeecaddu sida uu u saameeyo nolosha iyo tacabka dadka iyo juquraafi dhaqameedku sida uu u saameeyo dabeecadda.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh juqraafiga dadka ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg