kaahid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg kaah².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaahid ↴
kaah [m.l]
Iftiin yar oo wixii sababay sida dab, qorrax iwm ayan muuqan.
kaah [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
If muuqasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg