kaashi
(m.l)ld kaashasho.
Iskaashi*
Si wadajir ah u wada shaqeyn. Tusaale: "Hoggaamiyayaashu waxay ballanqaadeen inay iska kaashan doonaan soo afjaridda dagaalka sokeeye"
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaashi ↴
kaashad [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg kaasho. ld kaashi.
kashkaashid [m.f.dh]
eeg kashkhaash². ld kashkaashis.
kashkaashis [m.dh]
ld kashkaashid.
waxwadaqabsi [m.l]
Isu kaashiga dad isu kaashadaan in ay hawl wadajir u qabsadaan.
kaas [mu.ti.l]
(kuwaas, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Kaas ayaa fiican”. ld kaa¹ (-kaas)
kaas [dk.ti.l]
Dibkabe tilmaame oo magac lab dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Dukaankaas Cali baa leh”. ld kaa4.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg